Author: admin
-
Manipulation: Sida Maskaxdaada Loo Maamulo Adigoon Ogeyn
•
Qof walba wuxuu leeyahay meelo uu ka jilcanyahay. Laakiin waxaa jirta siyaabo aad ku dabooli karto– Alle ka cabsi iyo xiriirkaaga Alle oo adag. Qof aan ka baqayn inuu wax dhumiyo way adagtahay in la isticmaalo. Sidaas darteed waa sababta dadka badan kood ugu dhacaan “manipulation” in la isticmaalo. Sidaas…
-
personal growth
•
Personal Growth “Koboca dhabta ah wuxuu ka bilaabmaa marka aad barato naftaada.” Ku soo dhawoow bogga Personal Growth – Halkaan waa halka aad naftaada dib ugu ogaaneyso, u kobcineyso, ugana dhiganeyso nooca ugu fiican ee aad noqon karto.Haddii aad jeceshahay inaad barato naftaada, ka gudubto caqabadaha maskaxeed, oo aad horumariso…
-
Nolosha Dheeli-tiran ee Islaamka-Ruuxda, jirka iyo maskaxda
•
Qofka Muslimka ahi ma aha kaliya ruux caabuda Alle, ee waa makhluuq dhisan oo leh ruux, jir, iyo maskax. Diinta Islaamku waxay muhiimad weyn siisaa dhismaha iyo daryeelka dhammaan sadexdaas dhinac. Islaamka dhabta ah waa nidaam nololeed dhameystiran oo u baahan in nolosheena laga miisaamo saddexdan tiir si aan u…
-
Waa maxay Cilmiga Nafsiga? Faham Asalka iyo Muhiimadda uu u Leeyahay Noloshaada
•
Hordhac: Inaad fahamto naftaada, sababaha ay u fikirto sida ay u fikirto, iyo sababaha ay u dhaqanto sida ay u dhaqanto — waa bilowga isbeddel dhab ah. Cilmiga nafsiga (psychology) wuxuu naga caawiyaa inaan aragno gudaha nafsaddeenna si qoto dheer, isagoo naga gacan siiya inaan si wanaagsan u fahanno dareenka,…